Self-hypnosis/Farsamooyinka nasashada ee qotada dheer leh
Waxaa jira farsamooyin neefsashada ah oo haween badani ay faa’iido u leeyihiin markay la kulmaan fool. Farsamooyinka waa in la bartaa oo lagu dhaqmaa, oo ay baraan xirfadlayaal aqoon u leh. Waxaad weydiin kartaa umulisadaada arintan, ama si fudud uga raadin kartaa khadka tooska ah adeegyada/kuwa wax ku soo iibsanaya.
Hypnobirth class 1 essentials from HypnobirthMidwivesUK
