Markaad baabuur ku safreyso waxaa muhiim ah inaad cunuggaaga u dhigto kursi ku habboon ilmaha. Waxaad u baahan doontaa kursi baabuur si aad ugu kaxeyso ilmaha yarka ah guriga cusbitaalka, marka waxaa habboon in waqti la helo si aad u hesho kursi baabuur oo ku habboon inta aad uurka leedahay.Waalid badan ayaa waliba doorta inay ilmahooda ku qaadaan shakaal. Tilmaanta ku taal xiriirinta hoose waxay muujineysaa sida tan loo sameeyo si badbaado leh.