Helitaanka caawimaad wax ku ool ah inta uurka lagu jiro
Caawimaad dheeri ah ayaa kuu diyaar ah si lagaaga caawiyo dhaqaalaha, guriga, quudinta dhallaanka, taageerada asaxaabta, howlaha bulshada ee deegaankaaga, iyo waxyaabo kale oo badan.