Barashada cunuggaaga dhalashada ka dib
Sida xiriir kasta oo kale, waqti ayey qaadataa in aad barato cunuggaaga cusub. Dareenka jacaylka ayaa waqti qaadan kara si loo horumariyo. Dareemida ku filnaansho la’aanta wax naadir ah ma aha oo gebi ahaanba waa caadi.
Muuqaal
Best beginnings – Fathers
