Your baby’s movements

Dhaqdhaqaaqa cunuggaaga

Pregnant woman with a happy surprised expression looking down at her bump Laga bilaabo 16-24 toddobaad oo aad ku jirtid waa inaad dareentaa in ilmuhu sii socdo oo ka sii badan illaa 32 toddobaad, ka dibna si isku mid ah isku sii joog illaa aad dhaleyso. Waqti u qaad inaad barato qaabka caadiga ah ee cunuggaaga dhaqdhaqaaqiisa. Waa inaad sii wadaa inaad dareento in ilmahaagu si joogto ah u socdo ilaa aad ka dhalaysid isaga ama iyada. Dhaqdhaqaaqa ilmahaagu wuxuu siinayaa dammaanad qaad ah in isaga ama iyadu ay wanaagsan yihiin, sidaa darteedna haddii aad aragto dhaqdhaqaaqyadan inay isbeddelaan ama ay ka yareeyaan sidi aad kubaratay, waxaa muhiim ah in loogu yeero umulisadaada ama si deg deg ah looga qeyb galo qeybta dhalmada.
The importance of monitoring fetal movements
Muuqaalkan waxaa lagu heli karaa luqado badan. Taabo xiriirkan oo hoos u dhig si aad u aragto fiidiyowyada Ingiriisiga iyo luqadaha kale: muhiimada raadraaca dhaqdhaqaaqa cunuggaga oo ku turjuman 20 luuqadood oy kamid tahay midaarka