Getting practical help after birth

Helitaanka caawimaad wax ku ool ah dhalmada ka dib

Signpost with a blank wooden signboard Caawimaad dheeri ah ayaa kuu diyaar ah si lagaaga caawiyo dhaqaalaha, guriga, quudinta dhallaanka, taageerada asaxaabta, howlaha bulshada ee deegaankaaga, iyo waxyaabo kale oo badan. Maaddaama macluumaadkan loo uruurinayo deegaankaaga, boggan app-ka waxaa ku jiri doona xiriiriyeyaal maxalli ah si ay kaaga caawiyaan inaad hesho ilahan.