Maaha wax aan caadi ahayn in walaacyada caafimaadka dhimirka ay bilaabaan inta uurka la leeyahay, haddii aad leedahay mid ka mid ah astaamaha hoosta ka hooseeya mar kasta, la hadal umulisadaada ama dhaqtarkaaga sida ugu dhaqsaha badan. Haddii aad caafimaad qabtid waxay diyaarin karaan daaweyn si ay u caawiyaan.Waxa loo fiirsado:
Niyad jab ama walwal badan waqtiga, in kabadan laba toddobaad