Feeling faint

Dareemida wareerka ama dawakhaad

Woman looking unwell holding a glass of water Waa caadi in la dareemo daal ama wareer waqtiga uurka tanina waxaa badanaa sababa inaad si dhakhso leh u istaagto ama aad dhabarka u jiifsato. Had iyo jeer si tartiib ah u istaag oo markaad jiifsato isku day inaad dhinacaaga sii joogto, gaar ahaan ka dib 28 toddobaad oo uur ah. Inaad si fiican isu ilaaliso waxay yareyn kartaa dareenka suuxsan. Haddii astaamuhu sii socdaan, la hadal umulisadaada ama dhaqtarkaaga.

Leave a Reply