Madax xanuun
Madax xanuun ayaa laga yaabaa inuu kordho isbeddelada hormoonnada awgeed. Cab biyo fara badan, naso oo qaado paracetamol (1g) haddii loo baahdo.
La xiriir umulisadaada/dhaqtarkaaga haddii aad la kulanto madax xanuun daran (oo leh/aan dhibaato ku qabin aragtida) ee aan ku xallin biyo cabida, nasashada iyo paracetamol. 