Skip to content
Shaybaarka anomaly (18-21 toddobaad)
Shaybaar-qaade ayaa:
- ku weydiin sida aad dareemayso iyo haddii aad wax walaac ah qabtid
- ogaan ilmahaagu si fiican u korayo
- lasocon wixii aan caadi ahayn ee jirka ah ee ilmahaaga
- baari lafaha ilmahaaga, wadnaha, maskaxda, laf-dhabarka, wajiga, kelyaha iyo caloosha
- xaqiijin mandheertadaadu iney ku jirtaa meesha saxda ah mana daboosho afka ilmo-galeenka, taas oo sababi karta dhibaatooyin
- awood u yeelan inuu kuu xaqiijiyo oo haddii loo baahdo, kuu soo diro adeegyada kugu habboon.