16 weeks

16 toddobaad

Midwife talks to a pregnant woman across a desk Bixiyahaaga daryeelka ayaa:
  • ku weydiin sida aad dareemayso iyo haddii aad wax walaac ah qabtid
  • hubin cadaadiska dhiiga iyo kaadida
  • kaala hadli fasalada dhalmada ka hor
  • dib u eegi, duubi oo kaala hadli natiijooyinka baaritaan kasta oo aad sameyn laheyd
  • kaala hadli dhaqdhaqaaqa cunuggaaga iyo isku xirnaanta cunuggaaga
  • awood u yeelan karo inuu kuu xaqiijiyo oo haddii loo baahdo, kuu soo diro adeegyada ku habboon.

Leave a Reply