25 toddobaad (uurka koowaad kaliya)
Bixiyahaaga daryeelka ayaa:
- ogaan sida aad dareemayso iyo haddii aad wax walaac ah qabtid
- hubin dhiig karka iyo kaadida
- cabiri cabirka calooshaada si aad u hubiso cunuggaaga si wanaagsan inuu u korayo
- awood u yeelan inuu kuu xaqiijiyo oo haddii loo baahdo, kuu soo diro adeegyada kugu habboon.
