28 toddobaad
Bixiyahaaga daryeelka ayaa:
- ku weydiin sida aad dareemayso iyo haddii aad wax walaac ah qabtid
- hubin dhiig karka iyo kaadida
- cabiri cabirka calooshaada si aad u hubiso in cunuggaaga si wanaagsan uu u korayo
- awood u yeelan karto inay kuu xaqiijiso oo haddii loo baahdo, kuu soo dirto adeegyada kugu habboon.
