31 toddobaad (uurka koowaad kaliya)
Bixiyahaaga daryeelka ayaa:
- ku weydiin sida aad dareemayso iyo haddii aad wax walaac ah qabtid
- hubin dhiig karka iyo kaadida
- cabiri cabirka calooshaada si aad u hubiso cunuggaaga si wanaagsan ayuu u korayaa
- dib u eegis kusameyn, duubi oo kaala hadli natiijooyinka baaritaan kasta oo aad sameyn laheyd
- awood u yeelan karto inay kuu xaqiijiso oo haddii loo baahdo, kuu soo dirto adeegyada kugu habboon.
