Travel safety

Nabdoonaanta safarka

Pregnant woman holding small wheely suitcase handle Had iyo jeer gacantaada ku hay qoraalada hooyonimada haddii aad guriga ka safraysid. Haddii aad uga safreyso meel ka fog guriga marxaladaha dhexe/dambe ee uurka, waxaa laga yaabaa inay u qalanto inaad fiiriso qaybta dhalmada ee maxalliga ah haddii aad u baahatid daryeel deg deg ah inta aad ka maqantahay.

Leave a Reply