Tallaalada safarka
Haddii aad u safreyso dalal u baahan talaal gaar ah fadlan la hadal kalkaaliyahaaga caafimaad. Tallaallada qaarkood ee adeegsada bakteeriyada nool ama fayraska laguma talinayo inta uurka la leeyahay sababta oo ah walaac ayaa jira in kani dhaawici karo ilmaha uurka ku jira. Tallaallada aan firfircoonayn ayaa ku nabdoon uurka.
