Safarka London
Ku safridda tareenka dhulka hoostiisa mara, tareen iyo bas inta uurka la leeyahay waxay noqon karaan kuwo adag, laakiin dalbashada Ilmaha saaran! calaamad ayaa gacan ka geysan karta fududeynta. Had iyo jeer ku safar dhalo biyo ah oo fadhiiso markii ay suurtagal tahay.
