16 toddobaad
Bixiyahaaga daryeelka ayaa:
- ku weydiin sida aad dareemayso iyo haddii aad wax walaac ah qabtid
- hubin cadaadiska dhiiga iyo kaadida
- kaala hadli fasalada dhalmada ka hor
- dib u eegi, duubi oo kaala hadli natiijooyinka baaritaan kasta oo aad sameyn laheyd
- kaala hadli dhaqdhaqaaqa cunuggaaga iyo isku xirnaanta cunuggaaga
- awood u yeelan karo inuu kuu xaqiijiyo oo haddii loo baahdo, kuu soo diro adeegyada ku habboon.
