Ka dib qaliinka waxaad dareemi kartaa xanuun iyo barar maalmo. Si looga caawiyo xanuunka,waxaa lagula talinayaa qaadasho xanuun baabiiye marka lagu daro dhaqdhaqaaqa hore iyo kan jilicsan.Had iyo jeer gacmahaaga dhaq ka hor intaadan daryeelin boogtaada qalan.Nabarkaagu wuxuu qaadan doonaa ilaa lix toddobaad si uu u bogsado, inuu kaa caawiyo bogsashada waa inaad:
Iska ilaali inaad kor u qaaddo wax ka culus cunuggaaga.
Dhaqdhaqaaq aan caadi badnayn sida socod maalinle ah ayaa lagula talinayaa isi looga hortago sameynta xinjirooyinka dhiigga. Talo bixin ku saabsan jimicsiga dib u soo noqoshada ayaa laga heli karaa meelo kale oo qaybtan ah.