Sexually Transmitted Infections (STIs)

Caabuqyada lagu kala qaado Galmada (STIs)

Close up of test tube labelled STI test Xanuunada ku faafa galmada sida chlamydia, herpes iyo gonorrhoea ayaa sii kordhaya isla markaana mhaii aan la daaweyn inta uurka waxay khatar ku noqon kartaa cunuggaaga. Haddii aad ka walaacsan tahay in adiga ama lammaanahaaga laga yaabo inaad qabtaan STIs fadlan ka qeyb gal rugta adeegga caafimaadka galmada ee deegaankaaga si aad u hesho baaritaan caafimaad oo buuxa oo galmo.

Leave a Reply