Parvovirus B19 (slapped cheek syndrome)
Parvovirus waa mid aad u faafa oo badanaa saameeya carruurta. Astaamaha ugu weyn waa finanka casaanka ee wajiga. Waxaa sidoo kale la socon kara qandho khafiif ah, madax xanuun iyo cuna xanuun. Haddii aad ku qaado parvovirus uurka waxay waxyeelo u yeelan kartaa cunuggaaga. Fadlan la hadal GP-gaaga ama umulisadaada haddii aad u maleynaysid inaad xiriir la leedahay parvovirus.
