Recreational/illegal drug use

Isticmaalka daroogada sharci darrada ah

Syringe with clear plastic packs of different types of illegal or street drugs Adeegsiga daroogada sharci darrada ah marka uurka la leeyahay si xun ayay kuu dhaawaceysaa adiga iyo ilmahaaga. Haddii adiga (ama qof kuu dhow) aad isticmaaleyso daroogo, waxaa muhiim ah inaad caawimaad isla markiiba raadiso. Waxaad la hadli kartaa umulisadaada, GP ama mid kasta oo ka mid ah adeegyada daaweynta takhasuska leh ee la heli karo. 24 saac oo caawimaad deg deg ah iyo taageero ah kala xiriir khadka lambarkaan: FRANK: Tel: 0300 123 600 Qoraalka: 82111

Leave a Reply