Skip to content
Ka dib 37 toddobaad ee uurka/Markaad filayso foosha
La hadal qaybta hooyonimada ee aad ka ballansan tahay haddii aad leedahay:
- yaraan ilmo galeen oo xoog u noqda oo caadi u ah qaabka
- dhiig-baxa xubinka taranka oo culus (in ka badan dhacaanka caadiga ah)
- dhimis ama isbeddel ku yimaadda dhaqdhaqaaqa cunuggaaga
- calool xanuun joogto ah
- biyo ka soo baxa siilka, biyaha ayaa jabaya
- dareemid caafimaad darro ama walwal in wax khaldanyihiin
- qandho sare (heerkulka ka badan 37.5ºC)
- shuban iyo/ama matag ay weheliso qandho sare, calool xanuun, kaadida aad u madow ama dhiig saxarada
- madax xanuun ay weheliso barar xun gacmaha, cagaha ama wajiga iyo/ama dhibaatooyinka aragga
- cuncun gacmaha ama cagaha.