Headaches

Madax xanuun

Woman in bed holding her forehead Madax xanuun ayaa laga yaabaa inuu kordho isbeddelada hormoonnada awgeed. Cab biyo fara badan, naso oo qaado paracetamol (1g) haddii loo baahdo. La xiriir umulisadaada/dhaqtarkaaga haddii aad la kulanto madax xanuun daran (oo leh/aan dhibaato ku qabin aragtida) ee aan ku xallin biyo cabida, nasashada iyo paracetamol.

Leave a Reply