Chickenpox

Bus-buska ama Hablo baasta

Close up of patient's arm being treated for chickenpox Bus-buska waxaa keena fayraska ‘varicella zoster virus. Sugurta waa mid aad u faafa oo khatar ku noqon kara cunuggaaga. Haddii aad ilmo leedahay sugur, waxay u badan tahay inaad tahay qof difaac adag leh ; uma baahnid inaad walwasho. Haddii aadan hubin inaad horay u soo martay xanuunka sugurta, waxaa lagu siin karaa tijaabo dhiig si aad u xaqiijiso xasaanaddaada. Haddii aad u maleynaysid inaad la xiriirtay qof qaba busbuska oo aad ogtahay inaadan ka difaacayn, fadlan u soo wac GP-gaaga ama umulisada talo. Ha u xaadirin qaybta dhalmada talo bixin haddii aadan kula talin umulisadaada/dhaqtarkaaga.

Leave a Reply