Khamriga
Meesha ay khamriga khatar ku tahay ilmaha aan dhalan lama yaqaan. Sida ugu aaminka badan ee looga hortago waxyeelada aalkolada waa in laga fogaado gebi ahaanba. Ilmaha dhasha ee ku dhasha hooyooyinka khamriga cabba si xad dhaaf ah markay uurka leeyihiin waxaa saameyn ku yeelan kara cilado badan oo loo yaqaan Fetal Alcohol Spectrum Disorder. La hadal umulisadaada ama GP-gaaga haddii aad walaac ka qabtid khamriga uurka.
