Macluumaadka ku saabsan uurkaaga iyo dhalmadaada si aad ugala hadasho umulisadaada ama dhaqtarkaaga.
U adeegso booska hoose si aad u qorto wixii walaac ah ee muhiimka ah (mid caafimaad, shucuur ama mid kale) oo ku saabsan khibradaada inta aad uurka leedahay, foosha, dhalashada iyo dhalashada ka dib – gaar ahaan haddii aad u maleynaysid inay saameyn ku yeelan karto caafimaadkaaga jir ahaaneed ama shucuureed ee muddada dheer, ama caafimaadka cunuggaaga. La wadaag waxyaabaha aad ka welwelsan tahay umulisadaada ama dhaqtarkaaga.1. Waxaad jeclaan lahay inaad kala hadasho umulisadaada ama dhakhtarkaaga waxyaabaha kugu dhacay intii aad uurka lahayd. Kuwani waa:
Fikradayda, dareenkayga iyo su’aalahayga …
2. Waxaan jeclaan lahaa inaan kala hadlo umulisadayda ama dhakhtarkayga waxyaabaha igu dhacay intii lagu jiray foosha iyo dhalmada. Kuwani waa:
Fikradayda, dareenkayga iyo su’aalahayga …
3. Waxaan jeclaan lahaa inaan kala hadlo umulisadayda ama dhakhtarkayga waxyaabaha igu dhacay dhalmada kadib. Kuwani waa:
Fikradayda, dareenkayga iyo su’aalahayga …
