Nala soo xiriir
Haddii aad hayso wax faallooyin ah ama walaac ah oo ku saabsan barnaamijkan, ama haddii aad jeceshahay inaad soo jeediso talooyin ku saabsan waxyaabo dheeraad ah fadlan farriin noogu soo dir iimaylkan:
mumandbaby.nwl@nhs.net
Haddii aad wax arrimo ah ka qabtid waxqabadka barnaamijka fadlan iimaylkan hoose farriin u dir:
developer@imagineear.com
Waxaan ku dadaaleynaa inaan kugu soo jawaabcelinno 3 maalmood gudahood.