Bumps and bruises

Burooyin iyo nabarro

Close up of baby's face with vertical red mark from forehead to chin from use of forceps during birth Ilmaha dhasha ah waxay badanaa leeyihiin barar (caput) iyo/ama nabarro madaxooda. Tani waxay noqon kartaa natiijada tuujinta iyo riixida waqtiga foosha oo inta badan tani waa ay dhammaan doontaa. Burooyinka iyo nabarrada waxay u badan tahay inay ku dhacaan venthouse gacan ka geysata ama dhalashada xoog leh waxayna ku dhici karaan hal ama labada dhinac ee madaxa. Waqtiyada qaarkood, kuwani waxay socon karaan toddobaadyo laakiin waxay si dabiici ah u xallismi doonaan, iyada oo aan loo baahan daaweyn.

Leave a Reply