Skin rash

Kasoobaxa maqaarka

Close up of baby's face with prominent skin rash Waxay caadi u tahay dhallaanka caafimaadk qaba inay ku dhacaan finanka maqaarka todobaadka ugu horreeya ama ka labaad ee noloshiisa. Furuurucaan waxaa loo yaqaan erythema toxicum neonatorum. Ma keento dhibaatooyin muddo-dheer ah mana u baahan tahay daaweyn. Hoos ugu dhaadhac isku xirka laxiriira finanka adigoon qandho qabin ama cuncun si aad u aragto sawirada ilmo qabo finankan oo aan dhib lahayn.

Leave a Reply