Postnatal care explained

Daryeelka dhalmada kadib oo sharraxan

New parents smile at their baby while touching their baby Daryeelka dhalmada ka dib waa daryeelka adiga iyo ilmahaaguba ubaahantihiin dhalashada kadib. Daryeelkan waxaa badanaa bixiya koox dhakhaatiir caafimaad; oo ay ku jiraan umulisooyinka, dhakhaatiirta iyo xirfadleyda kale ee takhasuska leh ee caafimaad ee hubin doona adiga iyo ilmahaagu inaad baaritaan joogto ah idinku sameyaan dhalashada kadib.

Leave a Reply