Daryeelka dhalmada kadib oo sharraxan
Daryeelka dhalmada ka dib waa daryeelka adiga iyo ilmahaaguba ubaahantihiin dhalashada kadib. Daryeelkan waxaa badanaa bixiya koox dhakhaatiir caafimaad; oo ay ku jiraan umulisooyinka, dhakhaatiirta iyo xirfadleyda kale ee takhasuska leh ee caafimaad ee hubin doona adiga iyo ilmahaagu inaad baaritaan joogto ah idinku sameyaan dhalashada kadib.
