Daal
Ma aha wax naadir ah in aad dareento daal kadib dhalashada cunuggaaga. Nasasho badan iyo cunno dheellitiran ayaa kaa caawin kara soo kabashada:
Sidoo kale xusuusnow inaad cuntid cunnooyinka hodanka ku ah macdanta cuntada (ka eeg xiriiriyaha hoose). Haddii daalku sii socdo in ka badan dhowr maalmood la hadal umulisadaada ama dhakhtarkaaga guud.
