Loneliness: Emma’s Diary

Kalinimo: Emma’s Diary

woman sitting by a window looking sad Dareenka keli-ahaanshaha iyo go’doominta ee dhalmada ilmaha ka dib maahan wax ku cusub labada waalid, gaar ahaan kuwa laga yaabo inaysan lahayn qoys dhow oo u noqda wehel iyo taageero. Ka akhri maqaalka buugga “Emma’s Diary” si aad u ogaato waxaad sameyn karto haddii aad dareento kelinimo.