Cunida cunno caafimaad leh dhalmada kadib
U cunida cuntada si caafimaad leh dhalmada dhallaankaaga ka dib ayaa weli muhiim u ah sidii ay ahayd intii marxalada uurka lagu jiray. Cunista cunno isku dheellitiran oo leh cabitaanno badan ayaa ka caawiya jirkaaga inuu soo kabsado. Kala hadal umulisadaada, booqdaha caafimaadka, khabiirka quudinta dhallaanka ama dhakhtarka haddii aad qabtid walaacyo gaar ah oo la xiriira miisaanka oo yaraada, sonkorowga ama naasnuujinta.
Nutrition after pregnancy from Nutribytes

