Skip to content
Umulisooyinka qaybta dambe ee dhalmada
Iyada oo ay qayb ka tahay wanaaggaaga iyo daryeel-kordhintaada umulisooyinkaagu waxay sido kale:
- Sameeyaan dhowr jeegareyn ka hor intaadan guriga aadin
- Diyaariyaan daawo kasta oo aad u baahan karto inaad ku qaadato
- Hubiyaan sida ugu wanaagsan ee ilmahaagu u quudinaayo ugana hadlo waxyaabaha aad ka filan karto hal jeer guriga
- Kuu diyaarinayaan umuliso inay ku soo booqato/kula soo xiriirto labada maalmood ee soo socda
- Ku siinayaan waraaqo muhiim ah, oo ay ku jiraan Diiwaanka Caafimaadka Ilmaha ee Shaqsiga (ama buugga cas).