Kicinta foosha
In la kiciyo foosha ayaa had iyo jeer lagala hadli doonaa, si loo hubiyo inaad si buuxda u fahanto khataraha iyo faa’iidooyinka oggolaanshahaagana waa la heli doonaa ka hor wax kasta oo dhaca.