Agabaynta boorsada qaybta hooyonimada
Waa tan liiska waxyaabaha aad tixgelinaysid oo ay ku jiraan boorsadaada. Xitaa haddii aad qorsheyneyso dhalasho, waxaa faa’iido leh inaad boorso ku shubto haddii qorshayaashaadu is beddelaan ka hor ama inta lagu jiro foosha:
