Maktabadda NHS ee Muuqaalada caafimaadka iyo daryeelka (hooyada)
Taxanahan muuqaalka ah wuxuu daboolayaa mowduucyo kala duwan oo kusaabsan uurka, dhalashada iyo wixii ka dambeeya. La soco kuwan oo aqri waxyaabaha laxiriira ee faafinaya barnaamijka ‘Mum & Baby’.

