Skip to content
Qabashada ballamaha (8 -12 toddobaad)
Umulisadaada ayaa:
- cabiri doonta dhererkaaga iyo miisaankaaga
- hubin cadaadiska dhiigaaga iyo kaadida
- ku siin xoogaa tijaabooyin dhiig ah oo kaala hadil baaritaanada kale ee uurka
- ku weydini wax ku saabsan heerka sigaar cabista ee gurigaaga oo hubin heerarka kaarboon moono-oksaydhkaaga
- wax kaa weydiin caafimaadkaaga, caafimaadkaaga maskaxda iyo duruufaha bulsho ee shaqsiyeed
- ku weydini wax kasta oo uur ah oo aad soo martay
- ku weydiin wax ku saabsan duruufaha caafimaad, shaqsiyeed iyo bulsho ee aabaha ilmaha
- kaa la hadli sida aad dareemayso oo aad u aragto haddii aad u baahan tahay taageero dheeri ah
- qorsheeyn daryeelkaaga uurka
- ku siin macluumaad ku saabsan daryeelkaaga iyo caafimaadkaaga oo ka jawaabi wixii su’aalo ah ee aad qabtid
- awood u yeelan karto inay kuu xaqiijiso oo haddii loo baahdo, kuu soo dirto adeegyada kugu habboon.