Options for place of birth

Ikhtiyaarada goobta dhalmada

Xulashada goobta dhalmada
Waxaad ogaan kartaa halka aad ku dhali karto iyadoo loo eegayo waxyaabaha aad doorbidayso iyo baahiyahaaga – qaybta foosha, xarunta dhalmada ama guriga. Fiiri muuqaalkan si aad wax uga ogaato xulashooyinka kala duwan. Umulisadaada qeybta dhalmada ee aad dooratay ama dhaqtarkaaga ayaa kaa caawin kara inay kaala taliyaan ikhitiyaarka kugu fiican adiga. Muuqaalka: NHS North West London maternity services.