Fatigue

Daal

Tired-looking woman holds her baby in her arms Ma aha wax naadir ah in aad dareento daal kadib dhalashada cunuggaaga. Nasasho badan iyo cunno dheellitiran ayaa kaa caawin kara soo kabashada: Sidoo kale xusuusnow inaad cuntid cunnooyinka hodanka ku ah macdanta cuntada (ka eeg xiriiriyaha hoose). Haddii daalku sii socdo in ka badan dhowr maalmood la hadal umulisadaada ama dhakhtarkaaga guud.