Dhakhtarka dhalmada
Haddii aad u baahan tahay dabagal jireed oo lala yeesho uur-jiif iyo/ama aad ku dhashay dhalmo adag oo naxdin leh, ballan ayaa badanaa laguu sameyn doonaa ugu yaraan lix toddobaad dhalashada kadib. Waqtixaadirkas, wixii walaac ah ee aad qabtid waxaa lagala hadli karaa umulisadaada, booqdaha caafimaadka ama GP.
