Maternity Voices Partnership (MVP)

Iskaashiga Codadka Hooyada (MVP)

Qayb kasta oo NHS ah waxay leedahay koox iskaashi ah oo (MVP) ah. Waxay ka kooban yihiin koox adeegeyaal ah, qoysaskooda, guddiyadooda, bixiyeyaasha, dhakhaatiirta iyo umulisooyinka ka wada shaqeeya sidii loo hubin lahaa isticmaaleyaasha adeegga’ codadka waa la maqlaa waxayna udub dhexaad u yihiin hagaajinta adeegyada hooyada. Dhamaan MVPs waxaa hogaamiya isticmaaleyaasha adeega sidaas oo kale – waxay dhaleen cunug waxayna isticmaaleen adeegyadeena dhalmada. Ujeedada ugu weyn ee MVP kasta waa in la hubiyo in qof walba oo adeegyadayada adeegsanaya uu haysto fursad uu codkooda maqlo. MVP-gaaga maxalliga ah wuxuu aad u jeclaan lahaa inuu maqlo wax ku saabsan khibradahaaga hooyonimada oo wanaagsan ama xun.

Leave a Reply