Jawaab celin ku saabsan websaydhka Healthier North West London
Haweenka iyo qoysaskooda waxaa lagu dhiirigelinayaa inay bixiyaan jawaab celin iyada oo loo marayo websaydhka jawaab celinta loo dhisay. Macluumaadkaan laga soo aruuriyay websaydhkan waxaa si toos ah loogu celiyaa isbitaalada si loo hubiyo sii wadida adeegyada.Waqooyi Galbeedka London waxay leedahay guddi nidaamka hooyada ee maxalliga ah oo kulma bishiiba mar si ay uga wada shaqeeyaan wadista hagaajinta dhalmada ee waaxda oo dhan. Booqo websaydhka Caafimaadka North West London si aad wax badan uga ogaato sida aad uga qeybqaadan karto mashaariicda horumarinta caafimaadka ee deegaankaaga.