Sonkorowga waqtiga uurka
Sonkorowga uurka waa sonkorta dhiiga oo sareysa oo soo baxda inta uurka la leeyahay oo badanaa baaba’aan dhalashada kadib. Waxay dhacdaa marka jirku uusan soo saari karin insulin ku filan (hoormoon mas’uul ka ah xakameynta heerarka sonkorta dhiigga) si loo buuxiyo baahiyaha sii kordhaya ee uurka. Astaamaha ma ahan wax caadi ah, laakiin haween badan ayaa laga baaray xaaladdan inta ay uurka leeyihiin, gaar ahaan haddii ay leeyihiin arrimo halis ah. Weydii umulisadaada haddii aad halis ugu jirto inaad ku dhacdo cudurka macaanka uurka iyo haddii aad u baahatid in lagu tijaabiyo.
Gestational Diabetes Part 1
Gestational Diabetes Part 2
Gestational Diabetes Part 3
