Interventions in labour

Wax ka qabashada foosha

Pregnant woman reclines on a hospital bed while a midwife feels her bared bump Inta lagu guda jiro hawusha foosha, mararka qaarkood arrimuhu way gaabi karaan ama walaac ayaa ka soo bixi kara caafimaadkaaga ama ka cunuggaaga. Haddii tani dhacdo umulisadaada iyo/ama dhakhaatiirtu waxay kugula talin karaan ikhtiyaarro gaar ah oo kaa caawinaya inaad dhasho cunuggaaga si badbaado leh.

Leave a Reply