Ma dagani Ingiriiska
Haddii aad tahay qof aan Ingiriiska degneyn oo booqasho dibada uga yimid, waxaad u baahan doontaa inaad bixiso macluumaadkaaga si aad u hesho daaweynta NHS (oo ay kujirto daryeelka dhalmada). Tan waxaa ku jiri doona caddeynta dhammaan waxyaabaha soo socda:
- aqoonsigaaga ama sharcigaaga
- cinwaankaaga joogtada ah
- ogolaansho inaad ku noolaato / ka shaqeyso Boqortooyada Midowday.
Xariirka: Ma degani Ingiriiska

