Feedback on your Trusts’ website

Jawaab-celinta websaydhada ‘Trusts’

NHS logo Websaydhkeena dhalmada ee Waqooyiga Bartamaha London halkaas oo aad na siin karto jawaab-celintaada waa: www.nclmaternity.nhs.uk Waxaad ka bixin kartaa jawaab celin websaydhka adoo adeegsanaya tabta “Nala soo xiriir” ee ku taal barta menu guduudka ah ee u dhow dusha sare ee bogga. Waxaan sidoo kale xiriir la leenahay kooxaha adeegsada adeegga maxalliga ah, ee loo yaqaan ‘Maternity Voices Partnership’ oo ay ku jiraan afar NCL – isku xirka waxaa laga heli karaa xiriirka hoose. Haddii aad tahay isticmaale adeegga dhalmada oo aad jeceshahay inaad ka qeybqaadato qaabeynta adeegyada hooyada ee deegaanka, fadlan booqo boggayaga:NCL Maternity Voice Partnership.