Listeriosis
In kasta oo uu dhif yahay, infekshanka ‘listeriosis’ ee uurka wuxuu keeni karaa ilmaha oo dhicis noqda, ama uurka ku dhinta, ama jirro daran ay ku dhacdo dhalmada ka dib. Baktiiriyada ‘Listeria’ ee infekshinkan keenta waxaa laga helaa caanaha aan la karkarinin iyo cuntooyin badan oo la qaboojiyey oo ay ka mid yihiin pâté.
